Daawo:Dowlada Soomaliya oo Baran gaysay Gargaar Caafimaad

baran

Diyaarad Siday Gargaar Caafimaad oo ay soo dirtay Dowladda Federalka Soomaliya ayaa Gaartay Magaalada Baran ee Gobolka Sanaag .

Diyaaradaana ayaa waxay magaalada muqdisho kasoo qaaday Agabay caafimaad oo looga hortagayo Cudurka Covid19ka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.