Dhageyso:Xaalada Caafimaad ee Ra’iisalwasarihii hore Nuur Cade

nuurcade

Ra’isulwasaarihii hore ee Soomaaliya Mudane Nuur Xasan Xuseen “Nuur Cadde” oo uu haleelay cudurka Corona virus,ayaa lagula tacaalaya isbitaal ku yaala magaalada London ee Caasumada Dalka Ingiriiska.

Xaalka Nuur Cade ayaa kasoo roonaanaysa lakiin wali waxuu ku jiraa goobta Gaarka ah ee loogu talagalay dadka qaba Cudurka Dilaaga ah ee Corona Virus.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.