Daawo:Ra’iisul Wasaaraha Ingiriiska Boris Johnson oo Laga Helay CoronaVirus

borisjohnson

Ra’iisul Wasaaraha Boqortooyada Ingiriiska Boris Johnson ayaa laga helay xanuunka dilaaga ah ee coronavirus, kaddib markii baaritaan lagu sameeyay.

Ra’iisalwasaare Boris John ayaa sheeagay inuu hayo xanuun yar lakiin uusan ka fariisanayn shaqada waxaan isticmaalayaaa Video ayuu yiri Boris.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.