Daawo:Shacabka Jabuuti oo lagu baaqay inay guryahooda Joogaan

ismaaciil

Madaxwaynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geele oo warbaahinta la hadlay ayaa waxuu ka hadlay Cudurka CoronaVirus iyo dad laga Helay.

Madaxwayne Geele ayaa sheegay dowlada inay soo rogtay amaro kuwaas Bulshada loogu baaqay inays Guryahooda joogaan yareeyaan kulamada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.