Daawo:Faysal Cali waraabe oo ku baaqay in la joojiyo Duulimaadka Itoobiya

waraabe

Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaradka Soomaliland ee Ucid Faysal Cali Waraabe ayaa xukuumada Soomalialand ugu baaqay in laxiro Xuduudaha ay Soomaliland la leedahay Itoobiya si looga hortago Cudurka CoronoVirus.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.