Daawo:Roobab dumiyay Guryo oo ka da’ay Baladweyne

roob

Magaalada Baladwayne Xarunta Gobolka Hiiraan waxaa ka Curtay Roobabkii Guga kaas oo xalay ka da’ay Magaaladaas.

Roobabkaan ayaa waxay qasaaro u gaysteen Guryo ay ku noolaayeen dad danyar ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.