Roobabka Gugga oo ka Curtay Gobolo kamida Soomaaliya

roob

Qaar kamida gobolada gobolada Sool , Galgaduud iyo Mudug ayuu ka curtay Roobka Gugga oo meelaha qaar dhigay biyo badan.

Magaalooyinka Caabudwaaq, Buuhoodle iyo Qaymo kamida gobolka Mudug ayaa waxaa ka da’ay Roob fiican kaas oo yareeyey Kulaykii Bisha Maarso oo ah Bisha ugu kulul Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.