Daawo:Gudoomiyaha Dhuusamareeb iyo saraakiisha laamaha amniga ayaa gaaray Deegaanka Ceel-Dheere

geedoqarow

Gudoomiyaha magaalada Dhuusamareeb ahna Duqa Caasimada Galmudug oo ay wehliyaan saraakiisha Ciidamada Booliska Iyo Nabadsugida ee heer Degmo iyo Xubno ka tirsan Maamulka Degmada ayaa kormeerkii ugu horeeyey ee Maamulka cusub ku gaaro meel ka baxsan magaalada Dhusamareb  oo ay ku tageen Deegaanka Ceel-dheere oo ka mid ah  Deegaanada hoostaga Dhuusamareeb .

Kormeerkan ayaa la xiriira sidii loo hagaajin lahaa Maamulka Deegaankaasi, iyadoo wadatashi mug leh lala sameynayo waxgaradka iyo qaybaha kala duwan ee bulshada .

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.