Daawo:Degaanada koonfurgalbeed oo laga Mamanuucay Dhoofinta Dhuxuusha

laftagareen

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Lafta gareen ayaa Magaalada Baydhabo ka Furey Shirka Wasiiradaha Arimaha Deeganka ee Dowlad Goboleedyada iyo Dowlada Federaalka Somaliya ee looga hadlayo Joogtayna Yareynta Dhuxusha iyo Abuurida Nolo kale.

Madaxwaynaha Koonfurgalbeed ayaa sheegay in deegaanada Koonfurgalbeed laga maamnuucay Jarista iyo Dhoofinta Dhuxusha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.