Dagaal xoog leh oo ka bilowday Duleedka Baladxaawo

deg

Dagaal xoog badan ayaa ka bilowday xuduud beenaadka Balaxaawo iyo Mandheera ee loo yaqaano BB1 kaas oo u dhaxeeya Ciidamada dowlada Soomaaliya iyo Maleeshitaad taabacsan wasiirkii arimaha Gudaha Jubbaland Cabdirishiid Janan.

Dagaalkaan ayaa yimid kadib markii ay Maaleeshiyaad Wasiir Janan ee kusugnaa gudaha Kenya Xabadi iyo madaafiic ku soo rideen Degmada Baladxaawo ee Gobolka Gedo.

Wararkeena dam be kala socda warar dheeraad ah.

1 Comment

  1. Waa In Shacab iyo dowladba loo modoobaa Soo Celinta Madax banaanida Dalkeena Kenya iyo Qudhunka ay wadatana Cashar loo dhigaa Soomaalya Soomaalibaa Iska leh Soomaalya Haguulay Sato ilaahau Idankii iyo intake Jecel Soomaalyaba

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.