Daawo:Baladxaawo Generaal Sanka oo ka hadlay Jabkii soo Gaaray Kenyanka iyo Maleeshiyaadkii Axmed Madoobe

dagaal

Waxaa soo dhaamaday dagaalkii udhaxeeyey Ciidamada Xooga Dalka iyo Maleeshiyaadkii Axmed Madoobe kuwaas oo uu hogaaminaayey Wasiirkii Amniga Jubbaland Cabdirishid Janan.

Taliyaha Ciidamada Xoogga dalka ee qeybta Gedo general Sanka ayaa ka warbixiyey Qasaarihii soo Gaaray Maleeshiyaadkii Axmed Madoobe oo taageero ka helaayey Ciidamada Kenya.

Generaal Sanka ayaa Sheegay inay ka qabsadeen Gaadiid Dagaal Goohihii ay ku sugnaayeen wasiir Janan iyo Ciidankiisan la wareegeen, dhanka Kale Tliye Sanka ayaa ka hadlay Madaafiici Baladxaawo ay kusoo rideen Ciidamada Kenya kuwaas oo qasaaro Gaystay.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.