Daawo:Dekada Magaalada Baraawo oo shaqo Bilowday

baraawe

Wasirka dekadaha iyo gadiidka koonfur Galbed Cumar Axmed Aaadan ayaa sheegay in dekada Baraawe ay furan tahay islamarkaana lagu shaqeen karo.

dhanka kale Wasiirka Dekada koonfurgalbeed oo goob joog ka ahaa Doon kusoo xiratay Dekada Baraawe ayaa waxuu sheegay inay dekadaan ka Maamnuuc tahay Dhoofinta Dhuxusha.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.