Daawo:Kenya oo xanibtay Xildhibaano Kenyan ah oo Safar kaga Soo Noqday Muqdisho

wilson

Xildhibaano kasoo jeeda Gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa Maanta lagu xanibay Magaalada Nairobi kadib markii Magaalada Muqdisho ay ku yimideen Safar aan Horay loo shaacin.

Xildhibaanadan oo Tiradooda lagu sheegay 8 ayaa waxaa laga qabtay Garoonka diyaaradaha Wilson ee Magaalada Nairobi xili ay kasoo degeen diyaarad, waxaana gacanta ku dhigay Ciidamo ka tirsan kuwa Booliska Kenya

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.