Daawo:kulan dhaqaale loogu aruurinaayo dhismaha Garoonka diyaaradaha Caabudwaaq

Magaalada Caabudwaaq waxaa ka dhacday Munaasabad Bulshada loogu soo bandhigaya Halka uu marayo Dhismaha laamiga lagu saarayo Garoonka diyaaradaha Degmada Caabudwaaq.

Munaasabadda ayaa waxaa ka qeyb galay Ugaas Maxamed Ugaas Axmed ,Masuuliyiin katirsan Maamulka Caabudwaaq,Xildhibaano katirsan Galmudug, odoyaasha dhaqanka, Ururada Haweenka, Ganacsato iyo qeybaha kala duwan ee Bulshada.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.