Daawo:Beeralayda Degmada Buurdhuubo oo ka Cabanaya Dalaga oo Xumaaday

bardheere

Beeralayda ku dhaqan Degmada Buurdhuubo ee gobolka Gedo ayaa cabasho kamuujiyay saamayntii ay dalagga beeraha ku reebeen fatahaadi Dalka ka dhacday iyo Ayaxii guuraayey kaas oo waxyeelay Dalaga beeraha Degmada Buurdhuubo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.