Daawo:Madaxwayne Farmaajo Siyaasiyiinta Ha Imaansadeen shacabkooda iyo Sharuucda Qaranka

farmaajo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda xiritaanka Kalfadhigii 6-aad ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa madasha ku saxiixay Sharciga Doorashooyinka oo saldhig u ah geeddi socodka dimuqraadiyeynta dalka.

Madaxwayne Farmaajo oo ka hadlaayey geedi socodka Doorashada ayaa ugu baaqay Siyaasiyiinta Soomaliya inay Imaansadaan kuna kalsoonadaan Shacabka Soomaliyeed iyo Sharuucda qaranka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.