Daawo:Cali Khaliif oo sheegay inay Somaliland Qasab Ku Tahay Inay tagto Muqdisho

cali

Madaxweynihii maamulka Khaatuma Cali Khaliif Galayr ayaa mar uu ka hadlaayey wada hadalada Soomaliland iyo dowlada Dowlada Federaalka ah ee Soomaliye sheegay inay qasab ku tahay Somaliland inay tagto Muqdisho, mana shaqeyn doonto in banaanada laga qeliyo.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.