Daawo:Caabudwaaq Xildhibaano iyo Masuuliyiin ka qayb Cable iyo Tv Cusub oo Magaalada Laga hirgaliyey

cwtv

Magaalada Caabudwaaq waxaa lagu qabtay Munasabad lagu daahfurayay cable ka cusub ee Central Cable iyo TV ga weyn ee Cabudwaaq TV.

Munaasabadaan ayaa waxaa ka qayb galay Xildhibaano, wasiirada Galmudug, waxgarad, Dhalinyaro, Ganacasato iyo Masuuliyiin ka tirsan maamulka Dagmada Caabudwaaq iyo Kan Airporka.

Masuuliyiintii ka hadashay Furitaanka Cable iyo TV Caabudwaaq ayaa waxay u mahadceliyeen maamulka iyo Mulkiilayaasha Telefishinkaan Cusub kaas oo Magaalada kusoo kordhinaaya wax wayn oo xaga Horumarka ah.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.