Daawo:Odayaasha Galmudug oo Digniintii u dambaysay u diray shaakir iyo Xildhibaanadiida

Sabriye

Odayaasha saxiixayaasha xildhibaanada Galmudug ayaa sheegay in 20-ka xildhibaan ee Ahlu-sunana haddii 12-saacadood ay kusoo xaadiri waayaan kulamada baarlamaanka Galmudug laga saarayo liiska ayna buuxindoonaan boosaskooda.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.