Sawiro:Caabudwaaq Ugaaska iyo Xildhibaanada Galmudug oo kulan Watashi ku leh Hoyga Ugaaska

Ugaas

Inta badan Xildhibaano Galmudug ee laga soo doorto deegaanada Waqooyiga Gobolka Galgaduud iyo Taliye Xigeenka Qaybta 21,aad Gaashaanle Aadan Siyaad Cabdi iyo Masuuliyiin kale ayaa Booqasho Salaan ugu tagay hoyga uu ka dagan yahay Degmada Caabudwaaq Ugaas Maxamed Ugaas Axmed si ay oga Mahad celinayaan Dadaaladii dhinaca Nabadda ee xalka looga gaaray xiisadahii ka dhex jiray Soomaalida dagta Deegaanada Gobolada Qoraxeey iyo Doollo ee Dawlad deegaanka Soomaalida.

Dhanka kale kulankaas ayaa waxaa looga hadlay Doorasha Galmudug iyo sidii loo dooran lahaa Madax wax ka qabata baahiyaha ka jira Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.