Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug oo kulan laqaatay Ciidamada Amisom

Galmudug

Guddoomiyaha Baarlamaanka Galmudug mudane Dr Maxamed Nuur Gacal ayaa kulan la qaatay Saraakiil ka socotay Ciidamada Amisom oo Dhusamareb soo gaaray waxa ayna kawada hadleen sidii loo xoojinlahaa Amniga Deegaanada Galmudug gaar ahaan Amniga Doorashooyinka Madaxwaynaha iyo Madaxwayne ku xigeenka.

Qaar kamida Xildhibaanada Shiiq Shaakir magacaabay iyo Musharaxiinta qaarkood ayaa waxay isku dayayaan inay fowdeeyeen Doorashada Madaxwaynaha iyo Kuxgeenka Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.