Guddoomiye Cuamar Filish ayaa bogaadiyay dalxiiska ee ka furmay magaalada Muqdisho

Cumar

Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed {Filish} ayaa bogaadiyay bandhigga safarka iyo dalxiiska ee maanta ka furmay Caasumada Soomaaliya ee Muqdisho.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.