Daawo:Wasiirka Warfaafinta Soomaliya oo furay Bandhiga Dalxiiska Soomaaliya

Shirka Bandhigga safarka iyo dalxiiska Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga furmay magaalada Muqdisho isagoo noqonaya kii ugu horeeyay oo dalka ka qabsoomay.

Wasiirka Warfaafinta XFS mudane Maxamed Cabdi Xayir “Maareeye” ayaa sheegay inay Soomaaliya ku soo laabaneyso fagaarayaasha caalamka ee tan iyo burburkii ay ka maqneed.

1 Comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.