Madaxwaynaha Hirshabeele oo gaaray Buulaburde

Waare

Madaxweynaha Dowlada HirShabeelle Munabe Maxammed Cabdi Waare oo ay weheliyaan Qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada ayaa maanta gaaaray Degmada Buulo Burde.

Madaxweyne Waare oo la kulmay Bulshada Qeybaheeda kala duwan Degmada Buulo Burde ayaa ugu baaqay ka shaqeynta Xal loo dhan yahay Xoojinta Nabad loo dhan yahay iyo kawada shaqeynta Horumar Degmada oo dhan yahay.

Socdaalka Madaxweyne Waare ayaa ah, In uu Xaliyo Tabasho dhinaca Odoyaasha Deegaanka ka jirta oo ku aadan dhinaca Maamul dhisida Degmada Degmada Buuloburde.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.