Dowladda Soomaaliya oo Ahlu sunna kula heshiiyey 20 Xildhibaan.

Sabriye

Wasaaradda arrimaha gudaha federaalka iyo dib u heshiisiinta Soomaaliya ayaa Maanta soo saartay war-murtiyeed ay shaacineyso heshiis dhab ah oo laga gaaray arrimaha dhismaha Galmudug.

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaliya Cabdi Maxamed Sabriye ayaa kula heshiiyey Ahlusuna in laga siiyo Xildhibaanada Barlamaanka Galmudug 20 Xildhibaan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.