Daawo:Musharaxa Madaxwyane kuxigeenka Galmudug Saadaq oo Gaaray Caabudwaaq

Saadaq Cabdulaahi Xaaji Xaashi (DHAGAQOOL) oo kamid ah Musharaxiinta u taagan Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug ayaa si diiran loogu soo dhaweeyay Degmada Caabudwaaq oo uu Safar dhinaca Dhulka ah ku soo gaaray.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.