Dhimasho iyo Dhaawac ka dhashay Dagaal ka dhacay xarunta Barlamaanka Puntland

Wararka aan ka heleyno Magaalada Garoowe ee Caasimadda Maamulk goboleedka Soomaliyeed ee Puntland ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaas Caawa uu ka  dhacay dagaal gaystay qasaaro.

Dagaalka ayaa wauu dhaxeeyaa Ilaalada Xarunta Barlamaanka Puntland iyo Ciidmao kale oo lagaranayn meeshay ka tirsan yihiin lakiin wararka qaar ayaa sheegaya Ciidamadaan soo weeraray Barlamaanka Puntland inay ka tirsan yihiin Madaxtooyada Puntland.

Khasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac ayaa ka dhashay dagaalka, waxaana ku geeriyooday hal Askari iyo Qof shacaba halka Afar kalena ay ku dhaawacmeen.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.