Daawo:Caabudwaaq Waxgarad ka soo horjeestay nidaamka lagu wado dhismaha golaha deegaanka

Mid kamid ah Beelaha daga magaalada Caabudwaaq ayaa ka soo horjeestay nidaamka lagu wado dhismaha golaha deegaanka Caabudwaaq.

Waxgaradkaan ayaa sheeegay in aysan ka ka soo horjeedin in degmaddu ay yeelato gole deegaan balse waxaa ay saluug ka muujiyeen habka ay wax ku socdaan.

Hoos kadaawo warbixintii Ayaanle Cabdulaahi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.