Sawiro:Ugaas Maxamed Ugaas Axmed oo lagu soo dhaweeyey Magaalada laasacanood ee gobolka qoraxay ee deganka Soomaalida

Wafdi uu hogaminayo ugaas maxamed ugaas axmed ugaas faarah oo safar dhulkaa kaga ambabaxay dagmada Caabudwaaq ee gobolka Galgaduud kuna jeeday dagmada dhagaxbuur ee gobolka jarar oo katirsan deganka Soomalida halkaas oo uga qayb galayo caleemo saarka Garaad Bashiir Garaad Axmed Garaad Mukhtaar

Dagmada laasacanood ee gobolka qoraxay ee deganka Soomalida ayaa si heer saraa loogu sodhaweyay wafdiga ugaaska, ayadoona bulshada degankas lasacanood ugaaska oga hor imaden meel kabaxsan deeganka

Waxaa kaloo wafdiga ugaasku maray dagmoyinka . shilabo, qabri dhahar, sheegosh, birqod , iyo dhagaxbuur oo an caawa uhoyday

by wariye mahad bashiir xilif

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.