Daawo:Shirkii Iskaashiga Japan iyo Africa oo lasoo gababayey

Shirweyne looga hadlayay Iskaashiga dalalka Qaaradda Afrika iyo Dowladda Japan oo uu ka qeyb galay Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo wafdi uu hoggaaminayay ayaa galabta lagu soo gabagabeeyay magalaada Yokohama.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.