Daawo:Bahda Waxbarashada Galmudug oo Dhuusamareeb xaflad soo dhaweyn ah ugu qabtay Gudoomiyaha Jaamacadda Ummadda

Bahda Waxbarashada Galmudug oo Dhuusamareeb xaflad soo dhaweyn ah ugu qabtay Gudoomiyaha guud ee Jaamacadda Ummadda Prof Maxamed Axmed Jimcaale oo uu wehliyo Agaasimaha Jamacada Ummadda Faraceeda Galmudug Maxamuud Maxamed Cali iyo Madaxa Diiwaanka Xarunta Dhexe Ismaaciil Shahaad.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.