Sawiro:Madaxwyane Farmaajo iyo Madaxwyane kuxigeenka Bankiga duunka oo Kulmay

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta wada hadallo wax ku ool ah kula yeeshay magaalada Yokohama ee dalka Japan Madaxweyne Ku Xigeenka Bankiga Adduunka ee Qeybta Afrika Mudane Hafez Ghanem.

Wada hadallada ayaa diiradda lagu saaray dadaallada Xukuumadda ee la xiriira dib u habeynta maaliyadda, daynta cafinta iyo sidii loo sii xoojin lahaa wada shaqeynta wanaagsan ee haatan ka dhaxaysa Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Bankiga Adduunka.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.