Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2019

No Image

Daawo:Qaabkii Ra’iisalwasare Khayre loogu soo dhaweeyey dalka Qadar

2nd June 2019 admin 0
karsh

Madaxwayne ku xigeenka Puntland oo kormeeray buundooyin ay wax yeleeyeen roobabki guga.

2nd June 2019 admin 0
No Image

Ra’iisalwasaare Khayre oo gaaray Magaalada Doha ee dalka Qadar

1st June 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre oo galabta gaaray magaalada Dooxa ee xarunta  dalka Qatar ayaa kulan la qaatay wasiirka arrimaha dibadda […]

No Image

Sawiro:Madaxwayne Farmaajo ayaa Kulan laqaatay Ra’isalwasare kuxigeenka Malaysia

1st June 2019 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qarsiga uu ka dagganyahay magaalada Makkah waxa uu wada hadallo kula yeeshay R/Wasaare Ku Xigeenka Malaysia Marwo Wan […]

eid

Muqdisho:Suuqa Bakaaraha ayaa waxa laga Dareemaya diyaar garowga Ciida

1st June 2019 admin 0
No Image

Muuqaal:Bulshada Cadaado oo Si balaaran ugu Diyaargaroobaysa Munaasibadda Ciida

1st June 2019 admin 0
No Image

Magaalada Boosaaso oo laga dareemayo Diyaargarowga Munaasibadda Ciidul Fidriga

1st June 2019 admin 0
roob

Daawo:Roob tan iyo shalay ka da’aayey Magaalada Burco

1st June 2019 admin 0
roob

Daawo:Roobab Xoogan oo waxyeello Geystay ayaa ka da’ay Degaanada Puntland

1st June 2019 admin 0
No Image

Ra’iisul Wasaare Kheyre oo u ambabaxay dalka Qatar

1st June 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho,isagoo kusii jeeda dalka Qatar. Ra’iisul […]

madaxtooyo

Daawo:Madaxtooyada Soomaaliya oo deeq Lacageed Siiyay Caruurta ay ka Geeriyoodeen Wariyaasha Soomaaliyeed

1st June 2019 admin 0

Waxaa Magaalada Muqdisho deeq lacageed lagu gudoonsiyey caruur agoona oo ay ka geeriyoodeen wariyaal Soomaliyeed kuwaas oo tiardooda dhan tahay 82. Caruurtaan agoonta ah ayaa […]

dagaal

Top News:Rag ka tirsan Argagixisada Shabab oo lagu laayay Gobolka Baay

1st June 2019 admin 0

Maleeshiyaadka Al-Shabaab ayuu jab xooggan kasoo gaaray weerar ay ku qaadeen Saldhigyo Ciidamada AMISON iyo kuwa dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed ay ku leeyihiin deegaano ka […]

No Image

Sawiro:Madaxweyne Farmaajo oo ka qeyb galay Shir madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka ee Makka

1st June 2019 admin 0

Makka, 1-da Juun, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qeyb galay Meertada 14aad ee Shir-madaxeedka Ururka Iskaashiga Islaamka kaasoo diiradda […]

deni

Hogaamiye Deni oo shirkad China ah heshiis kula galay inay ka kaluumaystaan Puntland

1st June 2019 admin 0

Madaxweynaha Dowladda Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafti balaaran oo uu hogaaminayo oo safar shaqo ku jooga Dalka China ayaa magaalada Beijing heshiis kula […]

Posts pagination

« 1 … 19 20

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes