Sawiro:Madaxwayne Farmaajo ayaa Kulan laqaatay Ra’isalwasare kuxigeenka Malaysia

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa qarsiga uu ka dagganyahay magaalada Makkah waxa uu wada hadallo kula yeeshay R/Wasaare Ku Xigeenka Malaysia Marwo Wan Azizah Wan Ismaaciil, iyaga ka wada hadlay xoojinta iskaashiga labada dal ee dhinacyada dhaqaalaha, horumarinta iyo waxbarashada farsamada gacanta.

Madaxwaynaha Soomaliya ayaa Magaalada Makka ee dalka Sacuudiga waxaa uu kulamo kala duwan laqaadanayaa Madaxda Dalalka Islaamka ee Halkaas ku suagan.

farmaajo
farmaajo

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.