Daawo:Madaxtooyada Soomaaliya oo deeq Lacageed Siiyay Caruurta ay ka Geeriyoodeen Wariyaasha Soomaaliyeed

madaxtooyo

Waxaa Magaalada Muqdisho deeq lacageed lagu gudoonsiyey caruur agoona oo ay ka geeriyoodeen wariyaal Soomaliyeed kuwaas oo tiardooda dhan tahay 82.

Caruurtaan agoonta ah ayaa waxaa la gudoonsiiyey kiiba 50 Doolar taas oo ka timid Xafiiska Warfaafinta ee Madaxtooyada Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.