Ra’iisul Wasaare Kheyre oo u ambabaxay dalka Qatar

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa ka ambabaxay Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Magaalada Muqdisho,isagoo kusii jeeda dalka Qatar.

Ra’iisul Wasaare Kheyre iyo wafdi uu hogaaminayay ayaa waxaa Garoonka kusii sagootiyay qaar kamid ah Golihiisa Wasiirada iyo xubno kale oo ka tirsan dowladda Soomaaliya.

Ra’iisul Wasaare Khayre ayaa inta uu joogo Qatar waxa uu kulamo looga hadlayo xoojinta xiriirka labada dal la yeelan doonaa mas’uuliyiinta dalkaasi.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.