Hogaamiyaha Fashilmay ee Jubbaland Axmed Madoobe ayaa waxuu bilaabay inuu boobo hantidii shacabka loogu talagalay in loogu adeego gaar ahaan dhul loo dhisay Wasaarada dhalinyarada iyo Ciyaaraha Jubbaland.
Dhulkaan loo dhisay wasaaradda dhalinyarada iyo ciyaaraha Jubbaland ayuu Axmed madoobe ka dhigtay meherado isaga ugaara, lacagta dhulka lagu dhisay ayaa bixisay beesha calaamka gaar ahaan Hay’ada SSF waxaana la so marsiiyey dowladda federaalka Soomaaliya kadibana maamulka Jubbaland ayaa lagu wareejiyey.
Boobkaan Axmed madoobe kula kacay Hantida loogu talagalay in loogu adeego Shacabka Jubbaland ayaa ah mid aan indhaha ummada Soomaliyeed iyo beesha caalamka ka qarsan karin.
Leave a Reply