Taliska Ciidanka Maraykanka ka jooga Qaaradda Africa ee AFRICOM ayaa sheegay inay 6 ka tirsan Kooxda Daacish ku dileen duqeyn 4-ta bishan ka dhacday Buuraha Golis ee Waqooyibari Soomaaliya.
Waa duqeyntii 7-aad ee ay Maraykanka bishii hore iyo bishanJune la beeegsadaan Malleeshiyaadka Daacishta Soomaaliya iyo Alshabaab ee fariisimada ku leh Buuraha Golis.
Ku-xigeenka Agaasimaha Hawlgalladda ee AFRICOM, Jeneral William P. West ayaa sheegay inay sii wadi doonaan cadaadiska ay ku hayaan Argagixisada ku sugan gudaha Soomaaliya.
Leave a Reply