
wararka inaga soo gaaraya Magaalada Nairobi ee dalka Kenya ayaa waxay sheegayaan in Ciidamada Kenya ay xireen Proffesar Ibraahim Faarax Bursaliid oo ka mid ah Aqoonyahanada Somaliyed.
Professor Ibraahim Bursaliid ayaa waxaa uu macalin uu ka yahay Jaamacadda University Nairobi,isagoona inta badan ka faalooda arrimaha siyaadda Geeska Afrika
Dowladda Kenya waxay horey u sheegtay inay xayiraad saartay 66 Siyaasiyiin iyo Masuuliyiin ka tirsan dowlada Soomaliya hayeeshee lama oga sababta loo xiray Dr. Ibraahim Faarax Bursaliid.
Leave a Reply