Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: June 2019

axmedmadoobe

Daawo:Dhooblay Kulan Lagu Taageerayo Madaxwaynaha Jubbaland Axmed Madoobe

30th June 2019 admin 0

Daawo:Tilaabada Degmada Xeraale qaaday waa Mid ku dayasho Mudan

30th June 2019 admin 0

Waxay ahayd 29/06/2019 markii uu booqosho ku tegey resulwasaare mudane Xassan cali khayre Degmada Xaraale,waxaana si diiran u soo dhaweeyey shacbiga,odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka ku […]

Daawo:Madaxwyane Xaaf oo sheegay inuu ku faraxsan inuu Muqdisho kusoo Noqdo

30th June 2019 admin 0
tiyaartar

Gudiga shaqaalaha rayidka ah ee dawladda oo ka qaybgalay dhismaha Tiyaatarka Qaranka oo gabangabo maraya,

30th June 2019 admin 1
ilyaas

Daawo:Maxkamadda Racfaanka Puntland ayaa amartay in ladilo ragii Dilay Caaisha Ilyaas.

30th June 2019 admin 0

Daawo:Bulshada Ku Nool Xeraale Oo Hub, Gaadiid Dagaal Iyo Ciidan Ku Wareejiyay Dowladda Soomaaliya

30th June 2019 admin 0

Bulshada Xeraale ee gobalka Galguduud ayaa hub, gaadiid dagaal iyo ciidamo ay si gaar ah gacanta ugu hayeen ku wareejiyay Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Soomaaliya, Mudane […]

No Image

Madaxwaynaha Soomaaliya oo xariga ka jaray wado loogu magacdaray Abwaan Timacadde

30th June 2019 admin 0

Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa xariga ka jaray waddo laami ah oo ku taalla Degmada Shangaani taasoo loogu magac daray halgamaagii Soomaaliyeed Abwaan […]

No Image

Madaxweyne Farmaajo oo Salaadda Janaasada ku tukaday Marxuum Qanyare.

30th June 2019 admin 0

Muqdisho, Juun 30, 2019: Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa Salaadda Janaasada ku tukaday Alle ha u naxariistee Marxuum Maxamed Qanyare Afrax. […]

No Image

Boliiska Somaaliya oo soo qabtay eedeeysane loo haysto dil

30th June 2019 admin 0

Ciidanka Boliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan hoggaanka dembi baarista CID ayaa ku guuleystay in ay Gacanta ku soo dhigaan ,Bishaar Abdirisaaq Maxamed, kaas oo ku eedeeysan […]

Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Si Heer Sare Ah Loogu Soo Dhaweeyay deegaanka Huurshe iyo Magaalada Xeraale

29th June 2019 admin 0

Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre iyo wafdi uu hoggaaminayo oo maanta safar dhulka ah uga soo baxay magaalada Caabuudwaaq ayaa […]

Daawo:Kooxdii Axmed madoobe iyo kuwa Taageerayaal u ah Kismaayo soo gaaray

29th June 2019 admin 0

Magaalada Kismaayo waxaa Soo gaaray Kooxdii Axmed madoobe oo bilo ugu maqnaa Magalada Nairobi sidii ay ka yeeli lahaayeen Culayska kaga yimid Shacabka Jubbaland gaar […]

No Image

Sawiro:Ra’iisul Wasaare Khayre Oo Booqday Faraca Jaamacadda Ummadda Ay Ku Leedahay Caabuudwaaq

29th June 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta booqday faraca jaamacadda umadda ee magaalada Caabuudwaaq. Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Khayre oo […]

No Image

Madaxwayne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyey Geeridii Maxamed Qanyare

29th June 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyskii, qaraabadii iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu ka baxay Mudane […]

usa

Daawo:Shirka Ganacsatada Soomaalida loogu qabtay Minneapolis

29th June 2019 admin 0
ilyaas

Daawo:Puntland oo sheegtay xilliga la soo gaba-gabaynayo kiiska caanka ah ee Caa’isha Ilyaas.

29th June 2019 admin 0

Posts pagination

1 2 … 20 »

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes