Gedo Times

Welcome to the Gedo Times

MENU
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us
  • Home
  • SPORTS
  • English News
  • Maqaalo
  • Contact us

Month: May 2019

No Image

Daawo:Ciidamada Danab oo Dhulka dhigtay Calankii Shabaab ee Deegaanka Bariire

2nd May 2019 admin 0
No Image

Daawo:Madaxweyne Farmaajo oo kormeeray Goobaha Danta Guud ee lagu dhisayo Barnaamijka Isxilqaan

2nd May 2019 admin 0

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeeray xarumaha danta guud ee lagu dhisayo Barnaamijka Is-xilqaan ayaa ku ammaanay muwaadiniinteenna sida ay u […]

No Image

Xukuumadda Oo Meel Marisay Hindise Sharciyeedka Doorashooyinka Qaranka

2nd May 2019 admin 0

Golaha wasiirrada xukuumadda federaalka Soomaaliya (XFS), ayaa kulan ay maanta ku yeesheen Muqdisho waxa ay meel mariyeen Hindise sharciyeedka doorashooyinka qaranka oo ay soo diyaarisay […]

Muxu

Daawo:Taliyaha Booliska Puntland oo Qiray Bishii April inaan Ciidanka Mushaar qaadan

2nd May 2019 admin 0
No Image

Daawo:Baarlamanka Somaliland ayaa isku maan-dhaafay ansixinta xeerka degdegga ah ee lagu soo rogay gobolka Sanaag

2nd May 2019 admin 0
qarax

Madaxii qaraxyada Alshabab oo isu soo dhiibay Ciidamada Dowlada soomaliya

2nd May 2019 admin 0

Horjooge Yuusuf Ahmed Cadow oo Alshabaab u qaabilsanaa Qeybta Qaraxyada ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga Dalka Gaar ahaan Kuwa Ka howlaka Magaalada Garbahaarey […]

No Image

Daawo:Maamulka Shabelaha dhexe oo Amar Duldhigay dadka aada deeganada ay ka taliyaan Shabab

1st May 2019 admin 0

Maamulka Gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxa uu talaabo kaqaadayaa qofkii taga Deegaanada ay kataliyaan Shabaaab sidaasi waxaa yiri Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha dhexe Axmed Mayre Makaraan.

alqaadi

Daawo:Maamulka Gobolka Gedo oo ka warbaxshay Shabab Badan oo isku soo Dhiibay

1st May 2019 admin 0

Sarakiil iyo Askar ka tirsanaa Alshabaab ayaa mudooyinkii dambe isku soo dhiibay qaybaha kale duwan ee Ciidamada Xooga Dalka gaar ahaana qaybtan 43aad ee Degaanada […]

muuse

Daawo:Muuse Biixi oo Xabsi Ku guray 31 haween kadib markii ay sameeyeen Banaan Bax

1st May 2019 admin 0

Ciidammada Booliska ayaa Xabsiga u taxaabay 31 haween ah oo Saaka isugu soo baxay Magaalada Hargeysa, si ay Xukuumadda Somaliland, Hay’adaha gargaarka iyo Beesha Caalamka […]

No Image

Ra’iisul Wasaare Khayre oo Wasiiro u magacaabay Wasaaradaha Warfaafinta iyo Ganacsiga

1st May 2019 admin 0

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa u magacaabay Mudane Eng. Cabdullaahi Cali Xasan Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha Soomaaliya. Mudane Xasan Cali […]

wasiir

Wasiirka warfaafinta Soomaaliya oo is-casilay

1st May 2019 admin 0

Wasiirka warfaafinta xukuumadda Soomaaliya, Daahir Maxamuud Geelle ayaa shaaca ka qaaday inuu xilkaas iska casilay. Wasiirka ayaa is-casilaaddiisa ku sheegay wareysi gaar ah oo uu […]

muusa

Xisbiga Wadani oo Kasoo Horjeestay Xaaladda Degdega ah ee Muuse Biixi kusoo rogay Gobolka Sanaag

1st May 2019 admin 0
No Image

Dhambaalka Madaxweynaha ee Maalinta Shaqaalaha Adduunka 1da May

1st May 2019 admin 0

Munaasabada Maalinta Shaqaalaha Adduunka ee 1-da May waxaan ugu hambalyeynayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed oo maskax iyo muruqba geliyey dib u dhiska iyo horumarinta dalkeenna. Waxaan […]

Shabab

Labo Horjooge oo katirsan Shabaab ayaa isu soo dhiibay ciidamada Dowlada ee gobolka Gedo

1st May 2019 admin 0

Labo Horjooge Oo Ka Mid ahaa Maleeshiyada Kooxda Argagixisada Alshabaab oo ku wata laba qori AkA47 ayaa Isu Soo Dhiibay Ciidamada Nabad Sugida Iyo Sirdoonka […]

danab

Alshabab oo lagala wareegay deegaanka Bariire ee Gobolka Shabeellaha Hoose

1st May 2019 admin 0

Taliyaha Danab Gashaanle C/raxmaan sheekh Cumar (Jeeniqaar) ayaa wakaaladda wararka Soomaaliyeed ee SONNA u xaqiijiyey in ciidamadu ay saaka maleeshiyada Al-shabaab ka saareen Deegaanka bariire […]

Posts pagination

« 1 … 18 19

Connect with us on Facebook

Tweets by gedotimes1

Follow us on Twitter

Tweets by gedotimes1

Copyright © 2025 | WordPress Theme by MH Themes