Madaxii qaraxyada Alshabab oo isu soo dhiibay Ciidamada Dowlada soomaliya

qarax

Horjooge Yuusuf Ahmed Cadow oo Alshabaab u qaabilsanaa Qeybta Qaraxyada ayaa maanta isku soo dhiibay Ciidamada Xoogga Dalka Gaar ahaan Kuwa Ka howlaka Magaalada Garbahaarey ee Xarunta Gobalka Gedo.

Yuusuf oo xiriira kale duwan la soo sameeyay Sarakiisha Ciidanka, iyadoona ay suurogashay saaka inuu soogaaro in uu iska soo dhiibay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Magaalada Garbahaarey ee Gobolka Gedo.

Waayahaanba waxaa isa soo tarayay baxsadka Kooxda Al-shabaab, kuwaaso oo si isdaba joog ah isugu soo dhiibayay Dowladda Soomaaliya, si ay u helaanb nabadgelyo iyo mustaqbal wanaagsan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.