Daawo:Maamulka Shabelaha dhexe oo Amar Duldhigay dadka aada deeganada ay ka taliyaan Shabab

Maamulka Gobolka Shabellaha dhexe ayaa waxa uu talaabo kaqaadayaa qofkii taga Deegaanada ay kataliyaan Shabaaab sidaasi waxaa yiri Gudoomiyaha Gobolka Shabellaha dhexe Axmed Mayre Makaraan.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.