Daawo:Maamulka Gobolka Gedo oo ka warbaxshay Shabab Badan oo isku soo Dhiibay

alqaadi
Sarakiil iyo Askar ka tirsanaa Alshabaab ayaa mudooyinkii dambe isku soo dhiibay qaybaha kale duwan ee Ciidamada Xooga Dalka gaar ahaana qaybtan 43aad ee Degaanada Jubbooyinka iyo Gobalka Gedo, Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Gedo Shiiq Maxamed Xuseen Isaaq Alqaadi ayaa ka warbaxshay Firxadka Alshabaab iyo Hawlgalo ay wadaan Ciidanka Xooga dalka Soomaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.