Daawo:Muuse Biixi oo Xabsi Ku guray 31 haween kadib markii ay sameeyeen Banaan Bax

muuse

Ciidammada Booliska ayaa Xabsiga u taxaabay 31 haween ah oo Saaka isugu soo baxay Magaalada Hargeysa, si ay Xukuumadda Somaliland, Hay’adaha gargaarka iyo Beesha Caalamka uga codsadaan in gacan laga siiyo sidii Carruurtooda oo Gacanta ugu jirta Kooxaha wax Tahriibiya ee Waddanka Liibiya looga siidayn lahaa.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.