Daawo:Puntland oo Abaarmarino siisay Saraakiil iyo Ciidamo kasoo goostay Somaliland

puntland

Gudoomiyaha Gollaha wakiiladda Dowladda Puntland oo hogaaminaya wafdi balaaran oo ka socda Dowladda Puntland oo ka kooban Wasiiro,Xildhibaano iyo Talliyaal ciidan ayaa deegaanka Bali-busle ee gobolka Haylaan ku soodhaweeyay Talliyayaashii maamulka Soomaaliland ugu magacawnaa gobolka Sanaag oo dhawaan xilalkaasi iska casilay kuwaasi oo hogaaminayay Ciidan badan iyo gaadiid dagaal.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.