Daawo:Hargaysa Xildhibaan dheeg oo sheegay in Diintii lagu soo duulay

Xildhibaan Maxamed Maxmuud Yaasiin Dheeg oo kamida Xildhibaanada Guurtida Soomaliland ayaa ka horyimid amar kasoo baxay Wasiirka Wasarada Diinta ee Somaliland kaas oo Maasjida ku amray inaan Quraanka kor loo qaadin xiliga dambe.

Xildhibaan Dheeg ayaa sheegay maanta Hargaysa Waxaa La inoogu Keenay Dhaqankii Reer Galbeed Tobankii Ramadaan ee ugu Danbeeyayna ayaa La ina yirii Sameecadaha Adeenka hala xiro taas oo ah mid aan la aqabali Karin.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.