Muuqaal:Wasiir Goodax oo maalintii labaad kormeer ku tagay xarumaha uu ka socdo imtixaanka shaadiga

godax

Wasiirka Waxbarashada xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdullaahi Goodax Barre ayaa maalintii labaad kormeer ku tagay xarumaha uu ka socdo imtixaanka shaadiga ah dugsiga sare.

Wasiir Goodax ayaa waxaa kormeerka ku wehliyay Agaasimaha Guud ee wasaaradda waxbarashada xukuumadda Soomaaliya mudane Axmaed Xasan yuusuf iyo Taliye ku xigeenka Ciidamada xooga dalka Soomaaliyeed S/ Gaas Cabdi xasan Maxamed Xijaar iyo xubno kale oo ka socday wasaaradda gaashaandhiga Soomaaliya.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.