Daawo:Xildhibaan Garaad oo sheegay inaan Galmudug Ahlusuna u Afduubnanayn iyo Baaq uu u diray Dowladda Dhexe

xaaf

Xildhibaan Garaad yuusuf cagey ayaa waxuu ka kahdlay qilaafkaGalmudug waxuuna sheegay inaan la aqbali Karin in Galmudug ay u afduubnaato Shiiq Shaakir iyo Nacalin Maxamed.

Dhanka kale waxuu sheegay Xildhibaan Garaad in lajogaa xiligii doorashada Galmudug taas oo la dooranayo Xildhibaanada iyo Madaxwaynaha Jubbaland.

Ugu Dambayntii Xildhibaan Garaad yuusuf cagey ayaa sheegay in lajoogo xiligii Dowlada ay usoo fara galin lahayn Qilaafka ka jira Galmudug.

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.