Wasaarada Waxbarshada oo maanta dib u qaadeysa Imtixaanka Shahaadiga Dugsiyadda

goiodax

In ka badan 31 kun oo Arday soomaaliyeed ah ayaa maanta u fariisanaya Itixaanka Guud ee Fasalka 12aad ee Dugsiyada sare oo ay qaadeyso Wasaarada Waxbarashada Hidaha iyo Tacliinta sare ee Dalka.

Imtixaankaan oo ah mid ku celis ah ayaa saaka si isku mid ah uga bilowday Caasimadda iyo Goboladda kale ee Dalka.

Magaalada Muqdisho waxaa aad loo adkeeyay amaanka goobaha Ardeydu Imtixaanaadka ku galeyso iyadoona sidoo kale loo diyaariyay Agab si deg deg ah uga jawaabi kara hadii Ardeyga Soomaaliyeed la soo gudboonaato Xaalad Caafimaad iyo wixii la mida.

Sidoo kale degmooyinka Goboladda dalka ee Ardeyda Soomaaliyeedu saaka Imtixaanka ku galeyso ayaa aad looga fakaray Xaaladaha Amaan iyo Caafimaad ee Ardeyda la soo gudboonaankar

Be the first to comment

Leave a Reply

Your email address will not be published.


*


This site uses Akismet to reduce spam. Learn how your comment data is processed.